Ilays University

Jaamacadda Ummadda Ilays waa hoggaanka ururada waxbarashadda ee Geyiga Soomaalida. Waxaa la aasaasay August 01, 2012.

Aqoonsiga Jaamacadda

Himilooyinka Jaamacadda

  • In ay kor u qaado waxbarashada iyo tayeynteeda iyada oo adeegsanaysa qalab iyo hab casri ah.
  • In ay horumariso waxqabadka ururada waxbarashada.
  • In ay tayeyso hannaanka waxbarashada ee bulshada.
  • In ay horumariso oo soo noolayso qaab nololeedyadii dhaqankeena ku salaysnaa.
  • In ay dib u dhiso oo soo noolayso waxbarashada degmooyinka iyo tuulooyinka.
  • In ay midayso aragtida waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha.

Kuliyadaha Jaamacadda

Jaamacadda Ummadda Ilays waxa ay ka kooban tahay shan kulliyadood iyo sannadka aasaasiga (foundation year):

Kuliyadda Aqoonta Dhalanka
Faculty of Natural Science
Kuliyadda Aqoonta Bulshada
Faculty of Social Science
Kuliyadda Fanka, Tagtada, Dhaqanka, iyo Afafka Aadamaha
Faculty of Humanity
Kuliyadda Dhakhtarnimada
Faculty of Medicine
Kuliyadda Shareecada Islaamka
Faculty of Shariah

Xilliyo Waxbarashada

XILLIGA 1AAD: DAYRTA (semester 1) - 138 CISHO
Xilliga 1aad ee waxbarashadda waxa uu bilaabmaa 15ka August sannad kasta
Dhammaadka Xilliga 1aad 25ka December sannad kasta
XILLIGA 2AAD: DIRAACDA (Semester 2) - 145 CISHO
Xilliga 2aad ee waxbarashaddu waxa uu bilaabmaa 15ka January sannad kasta
Dhammaadka Xilliga 2aad 25ka June sannad kasta
Fasaxyada guud, qaranka, iyo kuwa Islaamka
Fasaxa weyn ee Ilays26ka June ilaa 15ka August
Ramadaan21da ilaa 30ka Ramadaan
Ciidda Fitriga2 Cisho ka dib Ciidda Fitriga
Ciidda Udxada2 Cisho oo Ciidda Carafa ka dambeeya
Ciidaha QarankaWay kaladuwan yihiin

Kalbarashooyinka Jaamacadda

Maamulka, Maaraynta, iyo Ganacsiga (Bachelor & Diploma)
Xogdhawrka iyo Farsamada Cusub (Bachelor)
Aqoonta Sayniska Abyan (Bachelor)
Adeegga Bulshada (Bachelor)
Shareecada iyo Ollogidda Islaamka (Bachelor)
Farsamada Dhismaha iyo Naqshadaynta (Bachelor)
Afafka (Bachelor & Diploma)
Kalkaaliyanimada (Diploma)
Nafaqooyinka Cuntada (Diploma)
Daawooyinka (Diploma)

Maamulka Jaamacadda

A
Hormuudka Jaamacadda Ilays
Axmed Cali Warsame
A
Maareeyaha Maamulka iyo Maaliyadda
Ayaan Maxamed Nadiif
A
Xoghaynta iyo Diiwaanhayaha
Axmed Jaamac Aadam
C
Arrimaha Waxbarashada
Cabdisalaam Maxamed Xuseen
M
Hormuudka Maaraynta iyo Ganacsiga
Maxamuud Cabdiqani Axmed
C
Hormuudka Sayniska Abyan
Cumar Cabdiqani Xasan
C
Hormuudka Shareecada
Cabdiweli Maxamed Cali
C
Hormuudka Xogdhawrka
Cabdixaliim Aadam Cabdiraxmaan
C
Hormuudka Adeegga Bulshada
Cabdiqani Muuse Cabdi Galaydh
X
Hormuudka Caafimaadka
Xasan Maxamuud Xuseen
C
Hormuudka Machadka Afafka
Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed
C
Hormuudka Farsamada Dhismaha
Cabdikariim Maxamed Cabdiraxmaan

Xogta Xidhiidhka

www.ilayuniversity.org
+252 90 4048010 / +252 63 8769322
ilaysuniversity@ilaysnationaluniversity.edu.so